Oday 80 jir ah oo ka mid noqday Ardayda u fariisatay Imtixaanka fasalka 8-aad (Sawirro)

Kumanaan Ardayda Fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Soomaaliya oo Maanta si wadajir ah ugu fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo ah 80-jir ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa ka mid ah ardayda sanadkan u fariisatay imitixaanka fasalka 8aad, iyadoo Sheekada Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud ay qabsatay baraha bulshada. iyadoo dadka intiisa badan ay u … Continue reading Oday 80 jir ah oo ka mid noqday Ardayda u fariisatay Imtixaanka fasalka 8-aad (Sawirro)